Wasaarada gaadiidka Somaliland oo adkaysay qaabka bixinta liisamada gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada gaadiidka Somaliland oo adkaysay qaabka bixinta liisamada gaadiidka
August 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa waxa uu maanta tobabar lagu adkaynayo qaabka bixinta liisamada waxa uu u qabtay Ciidanka nabad geliyada wadooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS