Wasaarada gaadiidka Somaliland oo adkaysay qaabka bixinta liisamada gaadiidka Reporter: 6 years ago Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa waxa uu maanta tobabar lagu adkaynayo qaabka bixinta liisamada waxa uu u qabtay Ciidanka nabad geliyada wadooyinka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka