Golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay muranka ka dhashay buuraha gobolka Saaxil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay muranka ka dhashay buuraha gobolka Saaxil
August 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay muranka maalmihii u danbeeyay ka taagnaa buuraha gobolka Saaxil oo la sheegay in khayraadkii buuraha loo gacan geliyay shaqsiyaad gaar ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Da9hzCe5YYA

COMMENTS
LINKS