WAJAALE NEWS

Buuga Mahadhooyinkii SNM iyo Waayihii Maxamed Cilmi Galaan oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo si heersare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu soo bandhigayay buuga Mahadhooyinkii SNM iyo waayihii Mujaahid Maxamed Cilmi Galaal ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Munaasibadan oo ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Mujaahidiin, Aqoonyahan, Abwaano, Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Haween iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

Exit mobile version