WAJAALE NEWS

Gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada oo ka hadlay dacwad looga gudbiyay xeer ilaalinta

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida dabagalka iyo ilaalinta ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay dacwad ka dhan ah oo dhawaan looga gudbiyay Xeer Ilaalinta qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version