Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka qandaraasyada qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka qandaraasyada qaranka
August 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Fadhigii maanta ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir-gudoominayay guddoomiye ku-xigeenka golahaasi Siciid Jaamac Cali ayaa waxa ay ansixiyeen xeerka qandaraasyada qaranka oo ay Xildhibaanadu waxka bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen qodobada uu ka kooban yahay xeerku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS