WAJAALE NEWS

Munaasibad Wanqal ah oo Loo sameeyay degmada Cali-xaydh ee Gobolka Awdal

Borama (WJN)- Munaasibad balaadhan oo loogu wanqalayay degmada cusub ee Cali-xaydh ee gobolka Awdal ee uu magacaabay Madaxweynihii hore Somaliland ayaa waxaa maanta lagu qabtay degmadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/X83qfifQ46c

Exit mobile version