WAJAALE NEWS
50 qof oo la gudoonsiiyay abaalmarinta sanadka 2018 ee (SOMALILAND AWARDS) iyo xubno xukuumada ka tirsan oo ka qayb galay
August 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo loogu magacdaray “SOMALILAND AWARDS” oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay 50 Qof oo ka mid ah dadka waxka qabtay arrimaha bulshada sida Caafimaadka, Biyaha, Ganacsiga iyo waxyaabaha la xidhiidha arrimaha bulshada ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Munaasibadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Masuuliyiin ka tirsan xukuumada, Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka, Aqoonyahan, Dhalinyar iyo marti sharaf kale, waxaana dadkii halkaa abaalmarinada lagu gudoonsiiyay ka mid ahaa Oday jaamac Yare oo dhawaan laba wiil oo uu dhalay iyo mid uu adeer u yahay ay ku dhinteen shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews