DAAWO; Magaalada Wajaale Oo Lagu Gubay Khamri Iyo Xashiishad Tiro Badan Iyo Maxkamada Gobolka Oo Xukuno ku Riday Dadkii Lagu Soo Qabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Magaalada Wajaale Oo Lagu Gubay Khamri Iyo Xashiishad Tiro Badan Iyo Maxkamada Gobolka Oo Xukuno ku Riday Dadkii Lagu Soo Qabtay.
August 12, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Maxkamada gobolka gabiley laanteeda magaalada tog wajaale ayaa gubtay khamri iyo xashiishad tiro badan oo ciidamadu soo qabteen.

WAJAA 2

Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada gobolka gabilay ayaa xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaashii lagu soo qabtay maandooriyayaashan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS