WAJAALE NEWS

DAAWO; Magaalada Wajaale Oo Lagu Gubay Khamri Iyo Xashiishad Tiro Badan Iyo Maxkamada Gobolka Oo Xukuno ku Riday Dadkii Lagu Soo Qabtay.

Tog Wajaale(W,N) Maxkamada gobolka gabiley laanteeda magaalada tog wajaale ayaa gubtay khamri iyo xashiishad tiro badan oo ciidamadu soo qabteen.

Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada gobolka gabilay ayaa xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaashii lagu soo qabtay maandooriyayaashan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;

Exit mobile version