DAAWO; Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan Oo Soo Bandhigay Tirada Mashaariic Ay Xukuumadii Hore Shaqsiyaad Gaar ah Ku Wareejisay, Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Uu Go,aankii Haamaha Oo kale Ka Qaato! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan Oo Soo Bandhigay Tirada Mashaariic Ay Xukuumadii Hore Shaqsiyaad Gaar ah Ku Wareejisay, Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Uu Go,aankii Haamaha Oo kale Ka Qaato!
August 12, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Xamse Cabdiraxmaan oo kamida dhalinyarada reer Somaliland ayaa ka dareen celiyay wareegto shalay madaxwaynaha Somaliland kaga noqday heshiisyo ay xukuumadii hore cid gaara ugu wareejisay haamaha shidaalka berbera iyo barkinka iyo amaanka madaarka caasimada.

Siyaasi xasme ayaa sheegay in talaabada uu madaxwayne biixi qaaday ay tahay shaqadii loo doortay isagoo dhanka kale soo bandhigay tirada mashaariic muhiim u ah dawladnimada oo shaqsiyaad gaar ahi ay gacanta ku hayaan kuwaasi oo xiligan loo baahan yahay in madaxwayne muuse biixi go,aan ka qaato kuna soo celiyo gacanta dawlada.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS