WAR Deg Deg Ah; Wasiirka Warfaafinta Dawlada fadaraalka Itoobiya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga DDSI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR Deg Deg Ah; Wasiirka Warfaafinta Dawlada fadaraalka Itoobiya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga DDSI.
August 12, 2018 - Written by Editor:

Adis Ababa(W,N) Wararka laga helayo magaalada madaxda Dalka Itoobiya ee adis ababa ayaa sheegay in  goor dhawayd xubnihii xisviga dimuqraadiga ah ee somalida itoobiya ee ku sugnaa maalmihii udabeeuau magaalada adis ay gudoomiyaha xisbiga dumuqraadiga somalida itoobiya ayudoorteen wasiirka Warfaafinta Fadaraalka Itoobiya Axmed Shide In uu Xilkaasi Qabto.

Sidoo kale Wararka laga helayo Dalka itoobiya ayaa tibaaxay in Axmed Shide lagu wado in uu noqdo Madaxwaynaha DDSI ee uu dhawaan iska casilay cabdi Maxamuud Cumar

Halkan kaga Bogo Warkan Oo Faah faahsan;

COMMENTS
LINKS