Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa Oo Marlabaad Hakad Ku Yimid Iyo Siyaasi Fashiliyay Doorka Ay Ku Leedahay Madaxtooyadu? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa Oo Marlabaad Hakad Ku Yimid Iyo Siyaasi Fashiliyay Doorka Ay Ku Leedahay Madaxtooyadu?
August 12, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Mashruucii Biyo Balaadhinta caasimada hargaysa ayaa waxaa mar labaad ku yimid hakad kadib markii ay haayadihii mashruucan bixinayay ay ka biyo diideed faro galin ay marwalba ku hayaan xukuumadihii kala danbeeyay ee xisbiga kulmiye.

KORE IYO MAREEYAHA WAKAALADA

Sidoo kale Siyaasi Xamse Cabdiraxaan ayaa ka dayriyay in Bulshada caasimada ku dhaqani  hesho biyo ku filan isagoo sheegayn in sobobta xiligan loo hakiyay ay tahay kadib markii xukuumada madaxwayne muuse biixi isku dayday in shirkad ay wadato  qaadato mashruucan taasi oo iyana dhankooda ay ka biyo diideen haayadihii waday mashruucan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS