WAJAALE NEWS

DAAWO; Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Weedhihii Laga Jeediyay.

HARGAYSA(W,N) Xuska maalinta dhalinyrada aduunka ayaa siwayn looga xusay guud ahaan Somaliland

Waxnaa magaalada hargaysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version