DAAWO; Ganacsatada Suuqa Idaacada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dhulka Ay Degan Yihiin Oo Cid Gaara Lagu Wareejinayo Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ganacsatada Suuqa Idaacada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dhulka Ay Degan Yihiin Oo Cid Gaara Lagu Wareejinayo Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl.
August 13, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida dadwaynaha ku ganacsada suuqa idaacada ee xaafada26juun ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Dhulka ay degan yihiin oo  cid gaara ku wareejinayaan masuuliyiinta dawlada hoose iyo maxkamada gobollku,

suuqa idaacada 1

Sidoo kale hooyooyinkan iyo dadkan danyarta ah ee ku Ganacsada suuqa ayaa baaq culus Udiray Madaxwayne muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS