WAJAALE NEWS

DAAWO; Ganacsatada Suuqa Idaacada Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dhulka Ay Degan Yihiin Oo Cid Gaara Lagu Wareejinayo Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwaynaha Jsl.

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida dadwaynaha ku ganacsada suuqa idaacada ee xaafada26juun ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Dhulka ay degan yihiin oo  cid gaara ku wareejinayaan masuuliyiinta dawlada hoose iyo maxkamada gobollku,

Sidoo kale hooyooyinkan iyo dadkan danyarta ah ee ku Ganacsada suuqa ayaa baaq culus Udiray Madaxwayne muuse biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version