WAJAALE NEWS

Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Ay jiraan Soomaali Rabta In Ay Itoobiya Ka Go’do

Addis Ababa (WJN)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxa uu markii ugu horaysay uu ka hadlay warar laysla dhexmarayay oo ku saabsanaa in ay jiraan Soomaali rabta in ay ka go,aan dalka Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version