DAAWO; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Reer Somaliland. “Ma Dhacayso In Dad Khamriyo Cab Ahi Ay Noo Taliyaan Oo Ay Yidhaahdaan…. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Reer Somaliland. “Ma Dhacayso In Dad Khamriyo Cab Ahi Ay Noo Taliyaan Oo Ay Yidhaahdaan….
August 13, 2018 - Written by Editor:

“Udul Qaadan Mayno Baraha Bulshada In Dadka Laga Soo Abaabulo, Inama Yar Yar Oo Yurub Jooga, Liisas kooda Iyo Magacyadooda Waanu Haynaa Lacagta Caydha ah Ee Ay Qaataana Waanu Og Nahay”Wasiirka Maaliyada,

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Yuusuf  Oo Maanta ka Hadlayay Goob fagaare ah ayaa ku dhawaaqay Ereyo Bulshada Sii Kala Kaxaynaya Isagoo si Toosa U Aflagaadeeyay Qaarkamida Bulshada somaliland Gaar Ahaan qurba joogta Oo uu sheegay in ay Bulshada ka Abaabulaan baraha bulshada.

Hadalkan wasiirka ayaa noqonaya kii labaad ee uu si toosa u aflagaadeeyo bulshada reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/hprx2grjv20

COMMENTS
LINKS