Faadumo Siciid oo Soo Dhaweysay Bedelka Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyay Amb Baashe Cawil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faadumo Siciid oo Soo Dhaweysay Bedelka Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyay Amb Baashe Cawil
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Marwo Faadumo Siciid oo Ka mid ah saraakiisha ar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay markii ugu horaysay ay soo dhaweysay digreeto uu Madaxweyne Muuse Biixi xilka safiirka Imaaraadka Carabta uu kaga qaadey AMB Baashe Cawil.

Marwo Faadumo Siciid ayaa sheegtay in AMB Baashe Cawil muddadii uu xilkaasi hayey uu sameeyey Khaladaad Badan iyo Musuq-maasuq, sidoo kalena waxa ay sheegatay in ay filayso in uu dhawaan xilka ka qaadi doono madaxweyne Muuse Biixi Wasiir Sacad Cali Shire oo isna khaladaadkaas la Sameeyey.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS