“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabad Ee Siilaanyo”.Xuseen Deyr | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabad Ee Siilaanyo”.Xuseen Deyr
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu ka hadlay go,aamadii uu Madaxweyne Muuse Biixi dib gacanta Xukuumada ugu soo celiyay Maamulka haamaha Shidaalka Berbera.

Dhanka kale Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu sheegay in aanu Madaxweyne Muuse Biixi tirtiri Karin waxqabadkii Xukuumadii ka horeysay ee Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS