WAJAALE NEWS

“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabad Ee Siilaanyo”.Xuseen Deyr

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu ka hadlay go,aamadii uu Madaxweyne Muuse Biixi dib gacanta Xukuumada ugu soo celiyay Maamulka haamaha Shidaalka Berbera.

Dhanka kale Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu sheegay in aanu Madaxweyne Muuse Biixi tirtiri Karin waxqabadkii Xukuumadii ka horeysay ee Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version