Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka lix qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii shil gaadhi uu ka dhacay duleedka magaalada Gabiley.

Dhanka Kale waxa shilkan ka warbixiyay Agaasimaha guud ee Cisbitaalka Gabiley, Taliyaha Qaybta iyo Badhasaabka Gobolka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS