WAJAALE NEWS

Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo Kormeeray Cisbitaalka Weyn ee Burco

Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo wafti balaadhan oo wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Biyo, Maaliyada iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa waxa ay maanta kormeer ku soo mareen Cisbitaalka way nee magaalada Burco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version