Baanka Dhexe ee Somaliland oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Lacag Ah oo Ay Soo Daabaceen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe ee Somaliland oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Lacag Ah oo Ay Soo Daabaceen
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)-War-saxaafadeed ka soo baxay Baanka dhexe ee Somaliland, Islamarkaana uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Baanka dhexe Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi” ayaa waxaa lagu sheegay in aanay jirin Lacag cusub oo baanka dhexe ee Somaliland soo daabacday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS