WAJAALE NEWS

Baanka Dhexe ee Somaliland oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Lacag Ah oo Ay Soo Daabaceen

Hargeysa (WJN)-War-saxaafadeed ka soo baxay Baanka dhexe ee Somaliland, Islamarkaana uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Baanka dhexe Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi” ayaa waxaa lagu sheegay in aanay jirin Lacag cusub oo baanka dhexe ee Somaliland soo daabacday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version