WAJAALE NEWS

DAAWO ; Wasiir Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Caadaystay Aflagaadaynta Shacabka Somaliland Ee Gobolada Bari.

HARGAYSA(W,N)  Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland mudane Yuusuf Maxamed Cabdi oo kamida golaha wasiirada xukuumada madaxwayne muuse biixi ayaa tiraba laba jeer oo uu warbaahinta la hadlay wuxu si qaawan uweeraray shacabka somaliland ee gobalada bari iyo guud ahaan qurba joogta somaliland.

Hadalada wasiirka maaliyada ayaa noqday kuwo saamayn ku yeeshay kala fogaanshaha xukuumada madaxwayne bixi iyo shacabka gobolada bari.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HADALADA WASIIRKA IYO XOGAHA KU DUUGAN;

https://youtu.be/PfEbSkIKNl4

 

Exit mobile version