Daawo: Ganacsatada iyo Dirawalada Gaadiidka Dekeda Berbera oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Dekeda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ganacsatada iyo Dirawalada Gaadiidka Dekeda Berbera oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Dekeda
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)-Ganacsatada waxkala soo degta Dekeda Magaalada Berbera iyo Darawallada gaadidka ayaa waxa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen dhibaato ay kala kulmaan marka ay alaabaha kala soo baxayaan dekedda islamarkaasna ay toddoba cisho ay ku qaadato.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS