Wasiirka Shaqo Gelinta Somaliland oo Daah-furtay Kulan Lagaga Hadlayo Tahriibka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqo Gelinta Somaliland oo Daah-furtay Kulan Lagaga Hadlayo Tahriibka
August 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland ayaa waxa ay maanta daah-furtay kulan balaadhan oo lagaga hadlayay arrimaha Tahriibta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS