Wasiirka Shaqo Gelinta Somaliland oo Daah-furtay Kulan Lagaga Hadlayo Tahriibka Reporter: 6 years ago Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland ayaa waxa ay maanta daah-furtay kulan balaadhan oo lagaga hadlayay arrimaha Tahriibta. Halkan hoose ka daawo muuqaalka