Kulan Lagaga Hadlayo Fahamka Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland oo Hargeysa Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Lagaga Hadlayo Fahamka Xeerka Ciidanka Booliska Somaliland oo Hargeysa Lagu Qabtay
August 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay fahamka bulshada ee xeerka Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ka qabsoomay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Ururada Bulshada qaybahooda kala duwan iyo Ururada Xuquuqal Iinsaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS