Mashruucii Deegaanka Beer oo Laysku Af-garan Waayay iyo Wasiirka Beeraha oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mashruucii Deegaanka Beer oo Laysku Af-garan Waayay iyo Wasiirka Beeraha oo Ka Hadlay
August 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in beeraleyda deegaanka Beer ee gobolka Togdheer ay isku af-garan waayeen mashruuc beer qodida oo ay wasaaradiisu doonaysay in deegaankaas ay ka fuliso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS