WAJAALE NEWS

Mashruucii Deegaanka Beer oo Laysku Af-garan Waayay iyo Wasiirka Beeraha oo Ka Hadlay

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in beeraleyda deegaanka Beer ee gobolka Togdheer ay isku af-garan waayeen mashruuc beer qodida oo ay wasaaradiisu doonaysay in deegaankaas ay ka fuliso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version