DAAWO; Munaasibada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Imaamu Shaafici Ee Magaalada Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Munaasibada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Imaamu Shaafici Ee Magaalada Gabiley,
August 16, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Ee magaalada Gabiley ayaa munaasibad balaadhan u qabtay ardayda furitaanka sanad dugsiyeedkan.

IMAAMU SHAAFICI

Munaasibadan Dugsiga Hoose dhexe ee Imaamu Shaafici ayaa waxaa kasoo qabgalay Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Gabiley, Xildhibaano Iyo Masuuliyiin kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS