WAJAALE NEWS

DAAWO; Munaasibada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka Dugsiga Imaamu Shaafici Ee Magaalada Gabiley,

GABILEY(W,N) Dugsiga Hoose Dhexe Ee Imaamu Shaafici Ee magaalada Gabiley ayaa munaasibad balaadhan u qabtay ardayda furitaanka sanad dugsiyeedkan.

Munaasibadan Dugsiga Hoose dhexe ee Imaamu Shaafici ayaa waxaa kasoo qabgalay Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Gabiley, Xildhibaano Iyo Masuuliyiin kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version