Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Muxuu Ka Yidhi Goosashada Taliye Caarre iyo Jabhada Ka Abuurantay Sanaag? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Muxuu Ka Yidhi Goosashada Taliye Caarre iyo Jabhada Ka Abuurantay Sanaag?
August 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay goosashada sarkaal ka tirsanaa Ciidanka qaranka oo lagu magacaabo Taliye Caarre iyo Jabhad ka abuurantay gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/-BP46HKQ7T8

 

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
LINKS