DAAWO; Kaalinta National Indha Birta Ee Magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Badhtankeeda ka Bilaabay Dhismaha Kaabado Waawayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Kaalinta National Indha Birta Ee Magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Badhtankeeda ka Bilaabay Dhismaha Kaabado Waawayn.
August 16, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Ganacsadaha leh kaalinta National fuelstion (Indha birta) Oo ku kacay  dhacdo fajiciso ku noqotay bulshada ku dhaqan xaafada idaacada ee suuqa gobonimo iyo wadayaasha gaadiidka kadib markii ay ku waabariisteen maamulka kaalinta indha birta oo wada hor marta dhexdeeda ka bilaabay dhismaha kaabado waawayn kuwaasi oo khatar ku Noqday isku socodka Gaadiid

KABADO

HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA; KAABADAHAN IYO KHATARKA UU KU YAHO ISKU SOCODKA GAADIIDKA;

COMMENTS
LINKS