WAJAALE NEWS

DAAWO; Kaalinta National Indha Birta Ee Magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Badhtankeeda ka Bilaabay Dhismaha Kaabado Waawayn.

Hargaysa(W,N) Ganacsadaha leh kaalinta National fuelstion (Indha birta) Oo ku kacay  dhacdo fajiciso ku noqotay bulshada ku dhaqan xaafada idaacada ee suuqa gobonimo iyo wadayaasha gaadiidka kadib markii ay ku waabariisteen maamulka kaalinta indha birta oo wada hor marta dhexdeeda ka bilaabay dhismaha kaabado waawayn kuwaasi oo khatar ku Noqday isku socodka Gaadiid

HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA; KAABADAHAN IYO KHATARKA UU KU YAHO ISKU SOCODKA GAADIIDKA;

Exit mobile version