“Sunta Berbera Lagu Shubay Waxaa Ka Masuula Safiir Baashe iyo Dp World”..Xildhibaan Siciid Gaane | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sunta Berbera Lagu Shubay Waxaa Ka Masuula Safiir Baashe iyo Dp World”..Xildhibaan Siciid Gaane
August 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha guddida deegaanka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Siciid Warsame Gaane ayaa waxaa uu safiir Baashe Cawil iyo Shirkada Dp World ku eedeeyay sun la sheegay in lagu aasay magaalo xeebeedka Berbera, Waxaana uu sheegay in ay masuul ka yihiin arintaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS