Naasir Cali Shire oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Raali Gelinta Gudoomiyaha Wakiiladu Siiyay Shirkada Dahabshiil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Naasir Cali Shire oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Raali Gelinta Gudoomiyaha Wakiiladu Siiyay Shirkada Dahabshiil
August 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabo Galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay raali galin uu gudoomiyaha golaha wakiiladu shirkada Dahabshiil ka siiyey war bixin ay guddidiisu soo saartey.

Sidoo kale Gudoomiye Xil Naasir Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in ay soo gaadhayaan warar Sheegaya in xilka Gudoomiye-nimo ee guddida dabo galka Hantida qaranka Laga Qaadaayo.

 

Halkan hoose daawo muuqaalka 

COMMENTS
LINKS