Ehellada Maxaabiis Cuntada Ka Soomay oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehellada Maxaabiis Cuntada Ka Soomay oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladooda
August 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maxaabiis ku xidhan xabsiga dhexe ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyay cuntada ka soomay, isla markaana qareenada u doodayaa ay sheegeen in ay qaarkood xanuusanayaan, Sidoo kalena qaar ka mid ah ehelada maxaabiistaa ayaa walaac xoogan ay ka muujiyeen xaalada ay ku sugan yihiin.

Ehelladan ayaa sheegay in inkastoo ay maxkamadi xukuntay, kuna qanacsanaayeen, haddana cafis uu madaxweyne Rayaale u fidiyay darteed la gaadhay wakhtigii la sii dayn lahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/V_Dko809K3I

COMMENTS
LINKS