DAAWO; Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Magaalada Hargaysa Oo Wehel Ka Dhigtay Xayawaanka Daanyeerka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Magaalada Hargaysa Oo Wehel Ka Dhigtay Xayawaanka Daanyeerka,
August 17, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Caruurta Aan Lahayn Hoy iyo Waalid Daryeela ee Darbi Jiifka ah Kuna  Nool Caasimada hargaysa ayaa waxay ku sugan yihiin xaalad nololeed oo Qalafsan taasi oo qaarkood ay saaxiib la noqdeen xayawaanka daanyeerka kaasi oo ay sheegeen in uu ka celiyo cidkasta oo cadow ku ah ama isku dayda in ay dilaan.

daanyeer

Qaarkamida Caruurta Darbi Jiifka ayaa ka Waramay Xaalada ay ku sugan yihiin.

daanyeer iyo darbi jiif

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA CARUURTA DARBI JIIFKA AH;

 

COMMENTS
LINKS