WAJAALE NEWS

DAAWO; Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Magaalada Hargaysa Oo Wehel Ka Dhigtay Xayawaanka Daanyeerka,

Hargaysa(W,N) Caruurta Aan Lahayn Hoy iyo Waalid Daryeela ee Darbi Jiifka ah Kuna  Nool Caasimada hargaysa ayaa waxay ku sugan yihiin xaalad nololeed oo Qalafsan taasi oo qaarkood ay saaxiib la noqdeen xayawaanka daanyeerka kaasi oo ay sheegeen in uu ka celiyo cidkasta oo cadow ku ah ama isku dayda in ay dilaan.

Qaarkamida Caruurta Darbi Jiifka ayaa ka Waramay Xaalada ay ku sugan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA CARUURTA DARBI JIIFKA AH;

 

Exit mobile version