DAAWO; Gudoomiyaha Diiwaanka Sakada Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Faa,iidada Tobanka Cisho Ee Dul Xaja. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Diiwaanka Sakada Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Faa,iidada Tobanka Cisho Ee Dul Xaja.
August 17, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Diwaanka Sakada samaliland Sheekh Siciid ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay faa,iidada ku jirta tobanka cisho ee dul xaja

Sidoo kale sheikh siciid ayaa waalidiinta ugu baaqay in ay ka warhayaan isagoo waxlaga xumaadan ku tilmaamay hablaha iyagoo waji  wax marsan suuqa usoo baxa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA;

 

COMMENTS
LINKS