Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada
August 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka ka dhex aloonsan golaha Wakiilada Somaliland oo ku salayssan warbxin ay soo saareen gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
LINKS