WAJAALE NEWS

Gudida Diwaan Gelinta Ururada Siyaada oo Uurcade U Xukumay Xoghayaha Xisbiga Waddani

Hargeysa (WJN)- Gudida diwaan gelinta Ururada Siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland oo maaanta kulan isugu yimi ayaa waxa ay go,aamiyeen in Maxamed Cabdilaahi Uurcade Xoghayihii guud ee xisbiga Waddani uu yahay xogahayaha sharciga ah ee xisbigaasi.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in xubinimadoodii xisbigu aanay lumin xubno kale oo uu hogaaminayo Maxamed Cabdilaahi Uurcade.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

WARIYE: XAMSE JIRDE

WAJAALENEWS.NET

HARGEYSA OFFICE

Exit mobile version