Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha Somaliland oo daah-furay barnaamijka barashada dastuurka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha Somaliland oo daah-furay barnaamijka barashada dastuurka
August 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa waxa uu maanta si rasmi ah u daah-furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynayay barashada dastuurka ee shaqaalaha Wasaarada xidhiidhka goleyaasha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS