WAJAALE NEWS

Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha Somaliland oo daah-furay barnaamijka barashada dastuurka

Hargeysa (WJN) – Agaasimaha guud ee wasaarada xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa waxa uu maanta si rasmi ah u daah-furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynayay barashada dastuurka ee shaqaalaha Wasaarada xidhiidhka goleyaasha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version