WAJAALE NEWS

Hambalyo meher wacan Maxamed Muxumed Aw Cabdi iyo Nagwa Siciid (Sawirro)

Waxay ahayd madal aad u bilan oo badi kulmisay hadloorka Somaliland, madaxda dhaqanka kaasi oo sabtidii shalay ka dhacay huteelka Green Plaaza ee magaalada Hargeysa Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagaya Meherka boqorka iyo boqorada Maxamed Muxumed Aw Cabdi iyo Nagwa Siciid.

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net  Waxay Hambalyo U Dirayaan Maxamed iyo Nagwa, Waxaan Alle haka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

Exit mobile version