WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Shaaciyay In Ay Joojiyeen Siidhka Dalka Dibadiisa laga Keeno Iyo Raashinka Haayada WFP.

Tog Wajaale (W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland  Axmed Muumin Seed oo kormeer ku tagay Mashruuc Beereedka Tog Wajaale Ayaa Shaaciyay War ka farxiyay Beeralayda Reer Somaliland,

Sidoo kale Wasiir Axmed Muumin Seed ayaa shaaciyay in Xukuumadu Joojisay gabi ahaanba siidhka kala duwan ee dalka dibadiisa laga keeno iyo Raashinka ay Haayaduhu dalka Dibadiisa kasoo waridaan lagu soo Beego Xiliyada Uu soo Baxo Dalaga Dalku Taasi oo Dhaawac wayn ku haysa Beeralayda Dalka;

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/udXxwLQ89A4

Exit mobile version