DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Prof Ismaaciil Buubaa+Saluuga Uu Ka Muujiyay Qaab Dhismeedka Xukuumada Iyo Ciidanka Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Prof Ismaaciil Buubaa+Saluuga Uu Ka Muujiyay Qaab Dhismeedka Xukuumada Iyo Ciidanka Qaranka Jsl.
September 1, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Prof Ismaaciil Hure Bubaa oo kamida Madaxda Sar Sare ee xisbiga wadani ayaa waraysi dhinacyo badan oo lalayaashay Wuxu kaga hadlay saamaynta ay somaliland iyo wadamada geeska ku yeelan karto isbadalka ka socda dalka itoobiya iyo xaalada xiligan ka taagan dawlad deegaanka somalida Itoobiya.

Sidoo kale Prof Bubaa Ayaa farta ku fiiqay xaalada siyaasadeed ee somaliland iyo cadaalad darada ka jirta dhismaha dawlada oo uu la xidhiidhiyay in ay sobobtay in dalka gudihiisa ay jabhadi ka aas aasanto.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Dhamaystiran;

 

COMMENTS
LINKS